DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO
DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO
  • 1 758
  • 8 454 280

Відео

omar barbar oo hada so Hadley aya arimo badan kashifey isago shegey in Canada ka garsiyo vdieowgisa.
Переглядів 3954 години тому
omar barbar oo hada so Hadley aya arimo badan kashifey isago shegey in Canada ka garsiyo vdieowgisa.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulamo looga hadlayo la dagaalanka Alshabaab ka wada degmada AfmadowA
Переглядів 1796 годин тому
Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulamo looga hadlayo la dagaalanka Alshabaab ka wada degmada AfmadowA
Sh Axmed Siciid Gudoomiyaha Qaybta Shareecada Jaamacada Golis Laascaanood" oo Ka hadlay Xaflada ayaa
Переглядів 1359 годин тому
Sh Axmed Siciid Gudoomiyaha Qaybta Shareecada Jaamacada Golis Laascaanood" oo Ka hadlay Xaflada ayaa
Wasiirka Cadaalada SSC Khatumo Gen. Xajaar"Waxa kaliya Ee aan ku midaysnahay waa Diinta Hadaba ....
Переглядів 1,8 тис.11 годин тому
Wasiirka Cadaalada SSC Khatumo Gen. Xajaar"Waxa kaliya Ee aan ku midaysnahay waa Diinta Hadaba ....
Warka Habeenimo idaacada Codka SSC Khaatumo 26.07.2024 Wararkii ugu danbeyay Soomaaliya iyo Caalamka
Переглядів 57922 години тому
Warka Habeenimo idaacada Codka SSC Khaatumo 26.07.2024 Wararkii ugu danbeyay Soomaaliya iyo Caalamka
Villa Somalia oo xog ka bixisay ciidamo cusub oo Turkiga usoo dirayo Soomaaliya
Переглядів 3272 години тому
Villa Somalia oo xog ka bixisay ciidamo cusub oo Turkiga usoo dirayo Soomaaliya
Fanaanada Deeqa Afro Oo Hees U qaaday Madaxweynaha SSC Khatumo C/Qaadir axmed Aw cali Firdhiye
Переглядів 2,5 тис.2 години тому
Fanaanada Deeqa Afro Oo Hees U qaaday Madaxweynaha SSC Khatumo C/Qaadir axmed Aw cali Firdhiye
warka Caawa idaacada Codka SSC Khaatumo 25.07.2024 Wararkii ugu danbeeyay Soomaaliya iyo caalamka
Переглядів 7964 години тому
warka Caawa idaacada Codka SSC Khaatumo 25.07.2024 Wararkii ugu danbeeyay Soomaaliya iyo caalamka
Cismaan Cabdinuur Xaashi oo ka hadlay bandhigga buugga Abwaan Jaamac Kediye ayaa fariin u diray ...
Переглядів 5014 години тому
Cismaan Cabdinuur Xaashi oo ka hadlay bandhigga buugga Abwaan Jaamac Kediye ayaa fariin u diray ...
farqiga u dhaxeeya SSC Khaatumo iyo maamulada kale aya ah in Ssc lagu dhisay dhiig oo in kabadan kun
Переглядів 7254 години тому
farqiga u dhaxeeya SSC Khaatumo iyo maamulada kale aya ah in Ssc lagu dhisay dhiig oo in kabadan kun
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA URUR GOBOLEEDKA .
Переглядів 4624 години тому
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA URUR GOBOLEEDKA .
Wasiir Fiqi Oo Shirka Qurbajoogta ee qadar Furay ayaa kahadlay , Somaliland , Ethiopia , iyo Arimaha
Переглядів 2,1 тис.4 години тому
Wasiir Fiqi Oo Shirka Qurbajoogta ee qadar Furay ayaa kahadlay , Somaliland , Ethiopia , iyo Arimaha
Fanaanada Deqa Afro oo Farxad la ilmaysay iyo Cawayska Caasimada SSC Khaatumo ee Laascaanood
Переглядів 1,4 тис.4 години тому
Fanaanada Deqa Afro oo Farxad la ilmaysay iyo Cawayska Caasimada SSC Khaatumo ee Laascaanood
garaad Cabdikariin Cali Oo Kahadlay Arimo Badan Oo Xasaasi ah Sidoo kale ka sheegeeyay Taariikho ...
Переглядів 1,8 тис.4 години тому
garaad Cabdikariin Cali Oo Kahadlay Arimo Badan Oo Xasaasi ah Sidoo kale ka sheegeeyay Taariikho ...
Madaxweynaha SSC Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye Oo Kahadlay Madashii Alla bariga Ayaa ....
Переглядів 2,3 тис.7 годин тому
Madaxweynaha SSC Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye Oo Kahadlay Madashii Alla bariga Ayaa ....
Warka idaacada Codka SSC Khaatumo 24.07.2024, Wararkii ugu danbeeyay Soomaaliya iyo xogo xasaasi ah
Переглядів 5187 годин тому
Warka idaacada Codka SSC Khaatumo 24.07.2024, Wararkii ugu danbeeyay Soomaaliya iyo xogo xasaasi ah
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka qayb Galay alle Bariga Beesha Aadan Naaleeye Bahrarsame Ayaa sheegay
Переглядів 2,2 тис.7 годин тому
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka qayb Galay alle Bariga Beesha Aadan Naaleeye Bahrarsame Ayaa sheegay
Gudigga Qabanqaabada bandhiga buuga Abwaan Jaamac Kediye Ayaa Nuqul kamid gudoonsiiyey Garaad Jaamac
Переглядів 7647 годин тому
Gudigga Qabanqaabada bandhiga buuga Abwaan Jaamac Kediye Ayaa Nuqul kamid gudoonsiiyey Garaad Jaamac
Eedaysanayaasha Dilay Eng Axmed Maxmud Cabdule Fanax oo Habeen dhaweyd lagu Dilay LAASCAANOOD....
Переглядів 2,7 тис.7 годин тому
Eedaysanayaasha Dilay Eng Axmed Maxmud Cabdule Fanax oo Habeen dhaweyd lagu Dilay LAASCAANOOD....
MadaxweynahabSSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa shir guddoomiyey Kulan aan caadi ahayn oo..
Переглядів 3197 годин тому
MadaxweynahabSSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa shir guddoomiyey Kulan aan caadi ahayn oo..
Arin Dadku Ku Farxeen Magaalada Laascaanood" Shaacinta bandhiga buuga AUN Abwaan Jaamac Kadiye....
Переглядів 1,6 тис.7 годин тому
Arin Dadku Ku Farxeen Magaalada Laascaanood" Shaacinta bandhiga buuga AUN Abwaan Jaamac Kadiye....
Warka idaacada codka SSC khaatumo 23.07.2024 , Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo caalamka
Переглядів 1,1 тис.9 годин тому
Warka idaacada codka SSC khaatumo 23.07.2024 , Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo caalamka
Madaxweynaha SSC Khaatumo C/Qaadir axmed Awcali Oo Arimo Badan Kahadlay Xili Tababar loo Soo ......
Переглядів 2,6 тис.9 годин тому
Madaxweynaha SSC Khaatumo C/Qaadir axmed Awcali Oo Arimo Badan Kahadlay Xili Tababar loo Soo ......
Hoggaamiyaha Maamulka SSC- Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo tababar usoo xidhay masuuliyiiin
Переглядів 7459 годин тому
Hoggaamiyaha Maamulka SSC- Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo tababar usoo xidhay masuuliyiiin
Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay xasuuqii khawaarijta ee Jubbada hoose
Переглядів 7299 годин тому
Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay xasuuqii khawaarijta ee Jubbada hoose
Warka idaacada Codka SSC Khaatumo 22.07.2024 Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo caalamka
Переглядів 1,1 тис.12 годин тому
Warka idaacada Codka SSC Khaatumo 22.07.2024 Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo caalamka
Qar Kamida Xilibanda Barlamanka SSC Saka Afka Furtay Kana Hadlay Codka Kalsonida Lasiyey Wasirada
Переглядів 2,1 тис.12 годин тому
Qar Kamida Xilibanda Barlamanka SSC Saka Afka Furtay Kana Hadlay Codka Kalsonida Lasiyey Wasirada
Qar Kamida Xilibanda Barlamanka SSC O Saka Afka Furtay Kana Hadlay Codka Kalsonida Lasiyey Wasiirad
Переглядів 1,1 тис.12 годин тому
Qar Kamida Xilibanda Barlamanka SSC O Saka Afka Furtay Kana Hadlay Codka Kalsonida Lasiyey Wasiirad
Warka idaacada Codka SSC Khaatumo 21.07.2024 , Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka
Переглядів 95212 годин тому
Warka idaacada Codka SSC Khaatumo 21.07.2024 , Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka

КОМЕНТАРІ

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 45 хвилин тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 45 хвилин тому

    Aawey dadkiisoomali yeed

  • @MaxamedKoosaar-ce1uk
    @MaxamedKoosaar-ce1uk 48 хвилин тому

    Adiga iyo isaguba waxaa tihiin huwan huwan dhashay

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Годину тому

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Годину тому

    ❤❤❤❤❤

  • @aaa1211
    @aaa1211 2 години тому

    Inanka hala caawiyo Normal maaha wey sumeyn Cadowgaasi ddka Hospitalka Wey kudilaan kiniin khaldan Bey uqaryaan. Norge Denmark waa iskumid ddka Resist cunsuri wiilka halaga Saaro ilaahey hakasamata Bixiyo cadowga

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 2 години тому

    Illahow cafi

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 години тому

    ssc khaatumo hanoolato

  • @user-er1jr4ei3r
    @user-er1jr4ei3r 3 години тому

    Mnsha allah ❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому

    qaraan halagu khariyo wa runtis irbad ba lagu dulaya hadi u haysan dad badbaadiya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому

    ilaahayow caafi oomaar

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 4 години тому

    Alle hacafiyo walalken ma dhakhtar bukujia walalyal?

  • @MohamedAden-bv2wu
    @MohamedAden-bv2wu 4 години тому

    Maaashaallaaaah. Allaaahuma. Laka Allxamdu. Galad alle waaaye Tolkayow ogaaada guuusha wxaa lagu gaaaray waamidnimo madnimadaa halailaaliyo wxkasto khalkhal galunkarana halagahortago

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 5 годин тому

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤😂

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 6 годин тому

    kani waa nacas iska hadlaya

  • @jaamaccabdi5865
    @jaamaccabdi5865 6 годин тому

    Deeqo Afro❤

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 6 годин тому

    HILAAC AABAHAA DENBI BUU KA GALEY

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 6 годин тому

    Hospital halagadhigo dabaq hadii aytahay suurtagal please❤

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 6 годин тому

    waa hadal xaqiiqaaa

  • @user-yp1qg8ed5z
    @user-yp1qg8ed5z 6 годин тому

    Ger

  • @user-bp6dz5sh1u
    @user-bp6dz5sh1u 8 годин тому

    Heesi halkan ay maanta joogto Ssc ma ay soo gaadhsiine, wasakhda kala taga dadka.

  • @user-bp6dz5sh1u
    @user-bp6dz5sh1u 8 годин тому

    Fisqi iyo wasakhi ina dhiqi mayso😮😮

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 8 годин тому

    Ninkani wax been ah oo ah magic la qurxiyey ee la yiraah saxwa oodadka hadda dhageysanyaa inta badan macnaheeda garaneyn ayuu ku soo cel celinayaa kamala duwanaa kalmaddi uu isticmaali jireen kacaankii oo ahayd canaasir oo macnaheedu yahay elements (qurubyo) ayuu wuxuu ka dhigayaa wax macna leh.war figri wahaabi ah wuxuu ka biloowdaa takfiir wuxuu ku dhamaadaa tafjiir iyo qatli .wanna midda Dr Ahmed iyo sh c/qaadir ku danbeeyeen.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 9 годин тому

    C/qaadir hadda ma noolaa asag iyo intii muslin ah oo dhimatay allaha u naxariisto.laakiin waxaa iswaydiin mudan yaadilay . Jawaabtu waa waxaa diley figrigii uu asagu soo xanbaaray oo uu ku baabiyey caqiidadii ummadda . هذ بضاعتكم ردد إليكم. Dr Axmed sifiican Ayaan u aqaanay wuxuuna ha c/qaadir oo kale xagga figriga asagana figrigii wahaabiga ayaa diley. Inta ka hartal jiilkii wahaabiyada waa wayna hadda xabis ayeey wahaabiyada hubka sidata ugu Jiraan.

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 9 годин тому

    Afartaba waan tooganaynaa waa waajib

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 10 годин тому

    Allaah mahad leh Rabigii kaa soo nabad geliyey alxmadu lillaah

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 годин тому

    Kuwan caytamayah waa idorki dumarkah cayn jiray halah yabinah waa dhaqankodah inay umadah cayan idor munafaq ilahay ku dulay Adunkah waxan ugu necbahay idor sababto ah tisah mah Arkoh umadoh kaleh o kah tashaday bu ku mashqulah

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 21 годину тому

    Manshallaha guul iyo gobanimo iyo midnimo dhal daraawiish guul ❤️👍🐎🤍💙👍❤️

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm День тому

    Intii Sixirka Soo Raaci Dee Aad ka Jartay 😂

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 День тому

    Waa nag aay doofaaru fuuleen

  • @Dulqusley
    @Dulqusley День тому

    Dhulbahante powers

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 День тому

    Masha Allah guul ssck ppp absolutely beautiful song and the president of ssck deserves this song ❤

  • @Dulqusley
    @Dulqusley День тому

    💪harti

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 День тому

    Naagtan waa fanaanad haday xijaabanayso masjidkay fadhiyi lahayd

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 День тому

    Sowtaa asturan mida kale ninmanka gabadha ku dhegan idinku ha eegindee.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День тому

    naagaha heesa haday ssc dayneyn hays cawradooda ha asturan war yay idin fasahaadin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День тому

    shaydaamada qaawan astura waxan wax khayra maleh bal haday hees deynayn mar dhar fiican qaadato

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 День тому

    Mweynuhu waa wadaad heesta uma baahna ee duco ka codso

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 День тому

    Gabadhay Alle ka baq oo is astur bini,aadam ammaantiisu wax kuu tari mayso, keligaa ayaa god geleya.

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    😂😂😂😂😂😂

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 День тому

    Horagalada Puntladd il gaar ah galays kaga hayo

  • @abshir2010
    @abshir2010 День тому

    Maasha ALLAH Garaadka GUUD wuxuu uu matelaa reer SSC KHAATUMO Kuli wuxuu huwsanyahay saldanada Guud. Reer walbo wuu dhiiri geliyaa wuuna u duceeya. Amiin Garaad.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z День тому

    Deeqo afro is the best one ❤my sister ❤guuuuuuuull SSc khatumo❤💪

  • @AbdiGaladagalka
    @AbdiGaladagalka День тому

    1773

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz День тому

    Kani waa dabaal caqli xun

  • @abobasement346
    @abobasement346 День тому

    waa run rag badan o aan Asxab Ahayn o dhaliyaroh wax bartay rag iyo dumarbah bah ku shahiday xoriyadah kah yeli maynoh doqon welih rajoh kah leh idor Qadhmun waxan balan ku qafdnay Qofkih idor Ron lef lefah sibah kuwan degah xadudkah ssc masirkisu waa in xabad futadah lagah geliyah idor iyo horgaladih lah socday wax lah ilawi karoh ma Ahah mah kuwih 8 bilod madfacah ku gumaday ban hos faristah waa gunimoh iyo doqonimoh in lah dhax galoh kuwah xasuqay dadkayagih welinah nagu hayah Afkah idor waa cadow

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 День тому

      Guntaasi waxay ilaa hadda inagula dagaaleen waa gardarro cad iyo kibir walina way kusii taaganyihiin in aynu Hargaysa madax garaacno ayay ahyd kudaafadda

  • @aaa1211
    @aaa1211 День тому

    Soomaaliya Weyn laascaanod Dowlada SSC Khaatumo idinku marttiqaadey SOO xaadir wacan gobolka hiiiran Beldweyne iyo bay iyo bokool uguhoreyan 🐎🦒✍️

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px День тому

    Mansha Allah ilahay haw naxariisto abwaan jamac

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 День тому

    Masha Allah ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дні тому

    goojacade sii diiyaariya oo hub iyo miinooyin kasii baadha oo nadiifaya inshaa allaah